Dad u xanniban lacago ay dahabshiil ka xayirtay


Taribuli--KNN--Dhalinyaro Soomaliyeed oo ku xiran Xabsi ku yaalla dalka liibiya oo la hadlay idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay lacago loogu soo diray Dahabshiil


 

 

Dhalinyaro somaliyeed oo ku xiran Xabsi kuyaalla dalka liibiya oo la hadlay idaacada Kulmiye ee magaalada muqdisho ayaa dhaliilay lacago loogu soo diray mid kamid ah xawaaladaha somalida oo laga xanibay sida ay sheegeen kuwaasi oo ay bixiyaan  si dib loogu  soo celiyo.

 

Qaar ka mid ah dhalinyaradaasi ayaa ku eedeeyey Shirkada Xawaaladaasi inay udiiday lacag ay waalidiintooda ugu direen xawaaladaasi islamarkaana sheegeen in Cabasho ka muujinayaan arintaasi hadii wax laga qaban karana dalbaday in deg deg lacagahooda loo gaarsiiyo.

 

Mid ka mid ah dhalinyaro Jabuuti ka tagay oo isna la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay inay jiraan dagaalo madow iyo cadaan ahaan la isku ugaarsanayo isagoona wiilkaasi oo dhaawac ahna sheegay inuu awoodi la’yahay lacago isbitaal lagu geeyo lacagtoodiina ay xayirtay Xawaaladaasi.

 

 

Dadka u badan dhalanyarada ee soomaalida ah ee safarada ku mara dalalka qaarada afrika iyagoo baadi goob ugu jira meelo ka amaan badan soomaaliya oo ay ku noolaadaan ayaa badanaa waxa ladhigaa xabsiyo ama waxa ay gacanta u galaan kooxo burcad ah xalk kaliya ee ay dadkaasi xuriyadooda ku helaana waa lacago baad ah oo ay bixiyaan soomaaliyana looga diro




Community Comments
dadka dhan aya og dhibatada dshiil xitaa dhibtada shirkadaha ganacsiga konfurta ayada ka danbaysa
Posted by shah on 6/20/2012 9:06:38 AM
Kakakakakakakaka iska calaacala sidii naagaha ragaraga ahna waligiinba xagxagta godane dahabshiil siiraanyo kakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakaka
Posted by Cadaw on 6/20/2012 10:39:50 AM
shirkada dhiigshiil ee haowl gasha dhulka soomaaliyeed xaruntedua tahay soomaliland oo siilaanyo lacagaha kuqarsado waxay koonfurta soomaalia kuhaysaa dhibaatooyin weyn oo dadka qaarkiis aysan fahamsanayn. waa xawaalada laagta siisa Al-shabaab oo burburisay konfurta soomaakiya maadaama aytahay xawaalad noocaasa waa inaan lagu dirsan lacagaha, waxaana qayb kuleh amirka alshabaab Godane kadigtoonaada warch dhiigshiil.by a/hakim sheikh mp
Posted by mp in the house on 6/20/2012 7:31:32 AM
waxa nasiib darro ah dad guuldaraysatay oo ka haray asaagood inay xag xagtaan madax dhirkado ama ashqaas waxaan oran lahaa wax isku fala oo is hagaajiya khatumo seeg sidoo kale waxaan la yaabanahay shabakada loo diiday xayaysiinta dahabshiil ee hada isku badashay goob dadka lagu xag xagto waa waaga cusub or ama madow masaakiin ayaad tihiin adka ayay idinkaga hadhay
Posted by asad on 6/20/2012 11:16:28 AM
kuwa fashilmay ee hantaatacaya dahab shiil magaadhikartaan dahab shiil hadaanu jirin xamar iyo garowe gaajo ayaad ugu dhaan lahaydeen hana cayr yina ninkaas ilaahay wax siiyey
Posted by burco on 6/21/2012 8:58:25 AM
waan ka xumahay shita ay noogeystee dahabshiil
Posted by cabasho cali camuud on 6/22/2012 10:25:27 AM
shirkada dhiigshiil hadaan guda galo arinta ey ku sifaysan tahay waa qabiil qof aan ogayna ma jirto waa snm cidi aan ogeyn iyo cidi ogba waxaan u sheegaynaa waa waxa dalkeena bur burshay waa xawalada dankeena burburisay oo raba ineey qabiil qaran ka dhigto wa fikrada guracanne waxaan wada ognahay alshabab lacagta ku baxda inta badan waxa baxiya maamulka snm oo dhiig shiil gerwadeenka ka yahay waxuuna uga iibsaday hantidi umada somaliyeed lahayd oo sibirka inuu somalia burburinayo lacaga u adeegsanayomamulka snm na u raadinayo aqoonsi qof waboo aqli lahoow waxad is weydiisaa isaaq sow tow lahay aniga waa nala gumaday qabil ahan aya noola gumaday 1 waana ka baxnay somalia somalina waxba kuma darsanayno hadaba aqristoow wiilka darood wa somali hadow yahay dhulmahante iyo hadow yahay hartiga intiisa kalba iyo hadow yahay gudibursi wa somali iyo wiilka ciise iyo wiilka gubooye isaaq haday dideen iney somali wax ku darsadaan maxay yahiin kuwaan mise waxey donayeen waxey ayagu xukuman oo u talaiyaan wa su.aale hadana waxay somalia ka wadan gobalada kofro waa gumaad iyo si eysan u degin oky maxaa la gudboon umada somaliyeed ama wiilka somaliga ah
Posted by garaad on 6/20/2012 8:17:04 AM

Name: (Required)

Email: (Required)

Comments: (Required)